Shahid Kapoor oo soo saraya dhawaan Filim Cusub oo jacayl ah

Shahid Kapoor oo soo saraya dhawaan Filim Cusub oo jacayl ah


Actarka wayn ee Bolloywoodka hindiya Shahid Kapoor ayaa dhawaan lugu wadaa in uu soo saaro Filim cusub oo jacayl ah kaa uu sheegay in uu gaba gaba yahay Mashruuc loogu soo saarayo.

Filimkaa cusub ayaa ah mid Actarkaa uu ku dhigi doono Dalka Maraykanka islamarkaana waxaa filimkaa soo saare ka ah isla Actarkaa Shahid Kapoor hayeeshee waxaa qayb filimkaa ka jili doonta sida Actarka laga soo xigtay Actarada Katarina Keifa.

Actarkaa shahid ayaa leh Filimaan badan waxana filimaantiisa ay yihiin kuwa dad badan ay ku xiran yihiin asiga oo Filimaanta uu soo saara ay u badan yihiin Filimaan jacayl ah oo dad badan jaclaadeen.

Actarka Shahid ayaa filimkiisaa la filayaa in dhawaan uu soo bixi doono asiga oo sheegay in uu qorshaynayo Bisha Agust kama danbayn in uu soo saari doono Filimkaa sida uu cadeeyay .

_____________________________
Xafiiska Shabakada warcadnet
Usa-Alaska 
ceelka@gmail.com 
www.warcadnet.blogspot.com




Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 01:46 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada