Actarka Emraan Hashmi oo sheegay Filimka Xasuusta Ku Reebay Noloshiisa

Actarka Emraan Hashmi oo sheegay Filimka Xasuusta Ku Reebay Noloshiisa


Actarka Caanka ah ee ka soo jeeda Dalka Hindiya Emraan Hashmi oo asbuucaan waraysi gooniya bixiyay ayaa sheegay xili uu ka hadlayay filimaantiisa Filimkii sida gooniya xasuusta ugu lahaa .


Actarka Emraan Hashmi ayaa sheegay in Filimkiisii ugu horeyay ee Footpath oo ahaa Filim xasuus gooniya ku reebay

Waxa uu sheegay in Filimkaa uu ahaa filimkii ugu horeeyay ee uu soo saaro sanadii 2003dii hayeeshee waxa uu sheegay in uu yahay Filim asga samayn badan ku yeeshay markii uu qorayay sheekadiisa maadama uu soo saare ka ahaa .


Actarkaa 33 jirkaa ayaa leh filimaan dhoor ah waxa uuna ku soo biiray bolloywoodka sanadii 1998 hayeeshee waxa uu ahaa soo saare Filim balsa ma uusan jili jirin balsa sanadii 2003dii ayuu markii ugu horaysay ka soo muuqday Shaashadaha Dalka Hindiya iyo Caalamka .


Emraan Hashmi ayaa ku guulaystay Abaalmarino dhoor ah waxa uuna inta uu jilayay Filimaanta oo gaaraya ku dhawaad 32 Filim uu soo saaray intii u dhaxaysay 2003dii ilaa 2012kii waxa uuna iminka wadaa Filim cusub uu doonayo dhawaan in uu soo saaro .


_____________________________
Xafiiska Shabakada warcadnet
Usa-Alaska 
ceelka@gmail.com 
www.warcadnet.blogspot.com




Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 00:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada