Aishwarya Rai maheyso niyad ay xiligaan filinka 'Happ News Year' kula jisho King Khan.

Aishwarya Rai maheyso niyad ay xiligaan filinka 'Happ News Year' kula jisho King Khan.

Xiliyadii ugu dambeeyay waxaa laysla dhax marayay in xiddigaha Bollywood ee Shah rukh Khan iyo Aishwarya Rai ay ku kulmi doonaan filinka ay soo saaraha ka tahay Farah Khan ee 'Happy New Year.



"Laakiin warar hada soo baxay ayaa lagu sheegay in Aishwarya aysan ku qanacsaneyn in xiligaan ay la jisho Shahruu filimka 'Happy New Year' laakiin wax sabab ah lama sheegin. 

Dad badan ayaa saadaalinayay in labadaan jilaa laysku daawa doono 11-sano kadib, iyadoo la xusuusto in filinkii ugu dambeeyay oo Rai iyo King wada jilaan uu ahaa 'Devdas'2002.


_____________________________
Xafiiska Shabakada warcadnet
Usa-Alaska 
ceelka@gmail.com 
www.warcadnet.blogspot.com




Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 23:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada