Beyonce iyo Adele oo u heesi doona Marwo Michelle Obama.

Beyonce iyo Adele oo u heesi doona Marwo Michelle Obama.

Waxa ay diyaar garow ugu jiraan fanaanada reer Ingiriis ee Adele iyo dhigeeda reer Mareykan Beyonce iney ka heesaan aqal cad bisha Janaayo ee soo socota, xafladda sanad guurada marwada koobaad ee Mareykanka Michelle Obama.

Dhinaca kale madaxweyne Obama ayaa qudhiisa wada diyaar garow ku saabsan xafladaan oo mudo dheer ay ka dhimantahay, waxaa la weriyay iney ka duwanaa doonto dhamaan xafladihii hore ee loo dhigi jiray Michelle. 

Fanaanada reer Ingiriis ee Adele si fiican ayey usoo dhoweysayn baaqa uga yimid Michelle Obama iyo iney ka heesto sanad guuradeeda 50-naad, iyadoo sida la ogyahay Beyonce ay kamid tahay taageera yaasha ugu cad cad ee sida weyn ugu ololeeyay doorashadii madaxweyne Obama kana heestay caleema saarkiisi.
_____________________________
Xafiiska Shabakada warcadnet
Usa-Alaska 
ceelka@gmail.com 
www.warcadnet.blogspot.com




Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 22:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada