Aishwarya Rai iyo Saygeeda Abhishek Bachchan oo u Dabal degaya Sanad guuradii Gebadhooda

Aishwarya Rai iyo Saygeeda Abhishek Bachchan oo u Dabal degaya Sanad guuradii Gebadhooda

Labada Actar ee caanka ka ah Dalka Hindiya ismarkaana Lamaanaha ah Aishwarya Rai iyo Saygeeda Abhishek Bachchan ayaa ku jira maalma Damaashaad ah maadama ay la qaybsanayaan Farxada Gebadhooda yar ee Aardhya Bachchan oo la gaaray sanad guuradeedii koowaad .


Munaasabd wayn oo ay ka soo qayb galeen Actaro kala duwan ayaa loogu qabtay Hotel ku yaala Magaalada New Dalahi xalay waxana martidii ka soo qaybgashay Munaasabadaa u hanbalyayeen Gebadhaa yartaa oo ay sheegeen in si dhaqso ah u kortay .


Labada Actar ayaa xariirkooda ahaa mid muda soo jiray waxa uuna gaaray heerkii ugu wanaagsanaa iyagoo inta uu xariirkoodii soo sacaday isla soo saaray dhoor filim oo dad badaan jaclaysteen kuwaa oo ilaa iyo hataan aad looga xiiseeyo Bollywodka .
_____________________________
Xafiiska Shabakada warcadnet
Usa-Alaska 
ceelka@gmail.com 
www.warcadnet.blogspot.com




Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 23:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada