Sahruuja oo markale soo Niikisay doowo.

Sahruuja oo markale soo Niikisay doowo.


Fanaanada beryahaan shaashada saaran ee Sahruuja ayaa mar kale soo saartay muuqaal aad u qurux badan oo lamagac baxay 'Macaanka Jaceylka', waxaana Directer ka ah Ibrahim Eagle.

Sahruuja ayaa niiko aad loola dhacay kusoo bandhigtay muuqaalka heestaan, waxaana la tilmaamay in horu socodka Sahruuja sirka ka dambeysa ay tahay niikada iyo qaabka ay heesaha u jisho.

Halkaan ka daawo muuqaalka heestaan cusub.
_____________________________
Xafiiska Shabakada warcadnet
Usa-Alaska 
ceelka@gmail.com 
www.warcadnet.blogspot.com




Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 23:08 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada