Akon: Waxaan dhalay 9 caruur ah waxaana qabaa 3 xaas

Akon: Waxaan dhalay 9 caruur ah waxaana qabaa 3 xaas


Fanaanka reer America ee asalkiisu yaha Senegal ayaa waxa uu wareysi dheer oo dhinacyo kasto taabano siiyay idaacadda CNN barnaamijkeeda la yiraahdo African Voices, oo ay daadihinaysay Isha Sesay. 
Akshay Kumar oo Heesayo Khatron Ke Khiladi



Akon oo ah soo saare, mu'alif, heesaa iyo waliba jilaa ayaa wareysigiisa su'aalaha lagu weydiiyay waxa ka mid ahaa xiligii yaraantiisi sida uu u dhib badnaa iyo waxa uusan hilmaami karin wuxuuna ku jawaabay " Anigoo ah 14-jir ayaa waxaan xaday gaari oo aan saaray wadada motorwayga ah taas ayaa iigu darneed waxaana la i xiray muddo lix bilood ah.



Akon oo la weydiiyay caruurtiisa ayaa wuxuu sheegay inuu leeyahay 9 caruur ah oo qaar mid ah ay ka wada shaqeeqaan Music halka qaar kalena ay yihiin ciimada mariiniska sidoo kale Isha ayaa weydiisay xaasaskiisa wuxuu sheegay inuu leeyahay sedex xaas, waxayna weydiisay in ay wada degen yihiin meel kaliya laakiin wuu ka aamus su'aashaas jawaabteeda.


_____________________________
Xafiiska Shabakada warcadnet
Usa-Alaska 
ceelka@gmail.com 
www.warcadnet.blogspot.com




Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 20:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada