Britney Spears oo jeclaatay nin dambiilaa!

Britney Spears oo jeclaatay nin dambiilaa!


Xiddigta reer Mareykan ee Britney Spears ayaad moodaa in markaan nasiibka jaceylku ka weecday kadib markii ay dooratay saaxib cusub, waxaana wararka soo baxay ay sheegayaan in 27-jiraan horay loogu liis gareeyay dambiile.
Akshay Kumar oo Heesayo Khatron Ke Khiladi


Sida lagu qoray jariidada 'National Enquirer', Mr David saaxibka cusub ee fanaanada  Britney ayaa waxaa u diwaan gashan inuu dambiile yahay, waxaBritney Spears wax wara uma heyso dambiyada uu horay u galay saaxibkeed David, waxaana horay loogu xukumay inuu si bilaasha bulshada ugu shaqeeyo, in mudo 12-bilooda il gaara lagu hayay, iyo weliba ganaax lacageed.

uuna ahaa shaqsi aad u caba Khamrada xiligii uu dugsiga sare dhiganayay. 


_____________________________
Xafiiska Shabakada warcadnet
Usa-Alaska 
ceelka@gmail.com 
www.warcadnet.blogspot.com




Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 19:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada