Sanadkii tagay 2012 iyo Aroosyadii ugu qaladaadka badnaa + video

Sanadkii tagay 2012 iyo Aroosyadii ugu qaladaadka badnaa + video


Waxaa inta badan lala kulmaa qaladaad dhaca xiliyada Munaasabadaha bulshada ay qabsadaan gaar ahaan xafladaha Nikaaxa iyo aqalgalka oo shilal lama filaan ah ay ka dhacan, sida in qof ka mid ah dadka marqaatiyaasha ah uu simbiriraxdo deetana uu ku dhaco arooska iyo aroosada,  iyagana ay u dhacaan si cajiib ah oo marna xanuun badan marna qosol badan.


Qaladaadkaan oo dhacay sanadkii la soo dhaafay ee 2012 ayaa waxaa la isugu keenay hal meel kadibna lagu baahiyay internetka.


Muuqaalkaan oo hal ku dhig loogu dhigay ” Marka ay wax qaldamaan xiliyada Aroosyada”  oo halkaasi ay ka dhacaan wax lala yaabo oo ay ka mid tahay xitaa in qof kaa mid ah marqaatiyaasha uu ka dhaco surwaalka uu xiran yahay iyo nin la si xun dhulka ugula dhacaya  xaaskiisa xili uu isku dayayo in uu xambaaro.



_____________________________
Xafiiska Shabakada warcadnet
Usa-Alaska 
ceelka@gmail.com 
www.warcadnet.blogspot.com




Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 17:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada