Baaritaan : 90% Lamaanayaasha Somaliyed Isma Dhahaan Waan Ku Jeclahay ka Hor Jiifka .

Baaritaan : 90% Lamaanayaasha Somaliyed Isma Dhahaan Waan Ku Jeclahay ka Hor Jiifka .


Baaritaano ay sameeyeen khubaro ka tirsan warcad ayaa cadeyneysa in %90 lamanayaasha Somaliyed aysan is oran erayga Waan Ku Jeclahay ka hor inta aysan seexan taasina ay sabab u tahay iyaga uu ku mashquulsan ka fikiriidda arinta jiifka.
Daraasadaan oo muddo sanad ah soo socotay oo wariyaasha warcad kala sheegeysanayeen lamaanayaal Somaliyed oo ku nool dalal kala duwan ayaa sheegaya 25% lamanayaashaas ay qireen in xittaa aysan u dul qaadan karin taabaashada lamanayaashooda marka sariirta la joogo .
Sidoo kale %46 lamanayaasha Soomaaliyeed ayaa ku  tilmaamay warbixintaan warcad in ay dhabrka isu jeediyaan si ay u helaan hurdo wanaagsan .
Wariye Maxamed Xusen Xaaji Tahriib oo ka tirsan shabakada arimaha qoyska ee warcad ayaa xusaya in isu jeedinta dhabarka labada lamaane xilliga jiifka in aysan aheyn tilmaan xun oo muujineysa in aysan jirin kalsooni .

_____________________________
Xafiiska Shabakada warcadnet
Usa-Alaska 
ceelka@gmail.com 
www.warcadnet.blogspot.com




Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 01:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada