Inta Aadan Qaylo Iyo Buuq Kicin Gabaryaheey Ogoow Sababta Uu Wax Kaaga Qarinayo Ninkaada.

Inta Aadan Qaylo Iyo Buuq Kicin Gabaryaheey Ogoow Sababta Uu Wax Kaaga Qarinayo Ninkaada.

Haweeneyda ayaa si kadis ah lagaga yaabaa in ay ku baraarugto in ninkeeda uu wax ka qarinayo taas oo dhalineysa dhibaato qoys, inta aad muskilad abuurin gabaryaheey waxa ay warcad ku sheegeysa waxa ku qasba wax qarinta .


1- Kalsooni Darro : waxaa lagu tirayaa tiirarka ugu weyn ee nolosha labada lamaane , waxaana taasi laga yaabaa in ay tahay mid u laabaneysa tijaabooyin jaceyl oo uu horay ugu soo fashilmay ama uusan ku kalsooneyn heerka uu gaarsiisan yahay caqligaaga .
2- In Si Jilicsan Aad Arimaha U Wajaheyso : hadii qaab caadhifad ay ku jirto oo jilicsan hadii arimaha aad u wajaheyso waxa ay taas keeneysaa in ninka uu ka shakiyo heerka uu gaarsiisan yahay dulqaadkaaga , oo hadii aad jilicsan tahay aadan wax u dul qaadan karin waa adag tahay in arin uu ku sheegto.
3- Haddii Aad Horay Wax Uga Faafisay : haddii arin uu horay kugu sheegtay kaalana tashtay aad bixisay waxa ay warcad ku leedahay waxa ay taasi keeneysa in uusan wax ku sheegan .
4- Hadaad Qalad Kaa Imaaneyso : ninkaada waa qasab waa uu ka qarinayaa hadii hadalkiisa qalad u fahmeyso oo wax qaldan kala baxeyso .
5- Waxa Uu Ka Baqayaa In Uu Ku Waayo: haddii sidaas uu ka baqayo waa qasab waa uu kaa qaarinayaa warcad waxa ay ku leedahay inta aadan dagaal iyo buuq kicin ogoow sababaha uu ninkaada wax kaaga qarinayo si markaas aad xalka u raadiso .

_____________________________
Xafiiska Shabakada warcadnet
Usa-Alaska 
ceelka@gmail.com 
www.warcadnet.blogspot.com




Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 00:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada