TOP NEWS:-Silanyo Oo Fadarelism Qatay Raadinayana Qaabkii Shacabkisa Ugu Sharaxi laha In Beesha Calamka Ay Diidey Waxan Ka Ahayn Midnimo Iyo Qaran Soomaaliya

TOP NEWS:-Silanyo Oo Fadarelism Qatay Raadinayana Qaabkii Shacabkisa Ugu Sharaxi laha In Beesha Calamka Ay Diidey Waxan Ka Ahayn Midnimo Iyo Qaran Soomaaliya


Waxay U muqanaysa Inay Jiraan wadooyin badan Oo Horay Maamulka Labaxay Soomaliland Rajo wanagswan Uga Qabey Inay Ka Helaan Wiixi Mudada Badan Ku daba Jogeen Ee Ictiraafka Tasai oo Xiligani Gababsi Iska Noqotay Ayna Ku guul Daraysteen.

Waxana Xiligani Silanyo Dabad Joog Ka Noqday Gudaha Maamulkaasi Isagoo Ka Cabsi qaba In Ka Hor Inta hamigiisa Ah Inuu xubin Muhimka Helo Faderalism ka Ay Bananka U tuuraan Shacabka Habar jeclo.

Waxana Tan Iyo markii dowlada Britian Iyo Maraykanka Isku raaceen Inuu Maamulkaasi Xarun meyey Kooxaha Dagalka Ka wada Soomaaliya Al-shabaab Gababsi iska Noqday Hamgigaasi.

Silamayo Ayaa Mudooyinh Kani Ugu danbeyey Waxa Safarkiisa Ku haysna Sida uu uga Fakarayo inuu Hor Dhigo Shacabka Habar Jeclo inaysan macquul Ahayn Hamigooda Ayna Beesha Calamka Iska Soo xirtay wakhti Xadirkani waxan Ka Ahayn dowlada Iyo Qaran Soomalaiyeed.

Wararka Aan ka Helayno Safarka Madaxweynaha Soomaaliya Ayaa Sheegaya Inay Silaanyo Ku balameen Wadanka imaradka Carabka Isagoo Sheegay Madaxweynaha Soomaliya Inuu Fursad U sinayo Silaanyo Inuu Ra’iisal wasarae Loo Magacabo Hadii Uu Shacabka Isaaq Soo Xero galinayo.

Waana Tasi sababta Xiligani Silanayo Ugu haminayo Wadada Uu Uga Dhadhacin Laha Shacabkaasi Inaysan Jirin waxan Ka Ahaynn Qaran Soomaliyed Oo Aduunka Ka Aqbalayo.


_____________________________
Xafiiska Shabakada warcadnet
Usa-Alaska 
ceelka@gmail.com 
www.warcadnet.blogspot.com




Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 00:11 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada