Beyonce iyo Jay-Z oo xatooyo loo geystay.

Beyonce iyo Jay-Z oo xatooyo loo geystay.

Labada fanaan ahna lamaanaha Beyonce iyo Jay-Z, ayaa loo geystay xatooyo, waxaana labadan xaas laga dhiitiyay macluumaad, xisaabaad gaar ah iyo weliba waxyaabo taariikh ah, sidoo kale waxaa laga qaatay nambaro talefon.

Xatooyadaan ayaa dhacday xili labada fanaan ay ku kala maqnaayeen xaflado ay ka heesayeen, iyadoo la shageegay in arintaan ay ku dhacday labaataneeyo fruuc oo wax hada cusub aysan eheyn. 


Tuugnimada nuucaana ayaa dadka ay ku dhacday waxaa kamida xaaska koobaad ee Mareykanka Michelle Obama iyo weliba madaxweyna ku xigeenga dalka mareykanka Joe Biden,sidoo kale waxey qabsatay weriyaha caanka ah ee Donald Trump.

 
_____________________________
Xafiiska Shabakada warcadnet
Usa-Alaska 
ceelka@gmail.com 
www.warcadnet.blogspot.com




Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 22:50 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada