Fanaanada Rihanna oo Lumisay Taageerayaal Badan

Fanaanada Rihanna oo Lumisay Taageerayaal Badan


Rihanna
Fanaanada Caanka ah Rihanna ayaa mudooyinkii u danbeeyay waxa soo wajahay hoos dhac ku yimid taageerayaasheeda kidib markii sida la sheegay lugusameeyay daraasaad kala duwan .
Rihanna
Rihanna oo mudooyinkii u danbeeyay aan soo saarin wax albuna ah ayaa sidoo kale waxaa soo wajahay dhaqaalo xuma baahsan oo haysata waxana la sheegay in sidoo kale ay aad u yartahay dhaqaalaha Faanaada Soo gala.

Bishii Agust ee aan ka soo gudbnay ee sanadkii hore ayay heshay Xayaysiin ay siisay Shirkad soo saarta Dharka oo xarun ku leh Dalka Uk gaar ahaan Magaalada London taa oo ay heshiis ilaa iyo hada kula jirto.


Rihanna ayaa barnaamij America IDOL ka soo hoysay guul laakiin waxa ay wali xooga saraysaa sidii tageerayaal badan u soo ceshan lahayd maadama is dhimeen tageerayaasheeda .
_____________________________
Xafiiska Shabakada warcadnet
Usa-Alaska 
ceelka@gmail.com 
www.warcadnet.blogspot.com




Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 00:01 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada