Farsamo Aad Ninkaada Kalsooni Ugu Beeri Karto Isna Maqsuud Uu Ku Noqonayo.

Farsamo Aad Ninkaada Kalsooni Ugu Beeri Karto Isna Maqsuud Uu Ku Noqonayo.

Kalsoonida labada lamaane ayaa lagu tirayaa as-aaska dhismaha guriga, waxa ayna warcad ku siinayaa talooyin kaa caawin kara ee si degan u qaado .
*Saraaxadda :Saraaxadda ayaa ah arin muhiim ah taasina waxa ay keeneysa in ninkaada si qarsoodi aheyn kugu sheego waxa niyadiisa ku jira ee uu doonayo in uu sameeyo .
* In Aad U Sheegto Dhamaan Xaaladaada : waxaa muhiim ah in ninka ogaado xaaladaada maalintaas taasina waxa ay gacan ka geysaneysaa in uu kugu kalsoonaado .
* In Ninka La taagero Talooyinna la siiyo : In ninkaada wada fariisataan kana tashataan arimaa idin horyaal ee qoyska waxa ay gilineysaa kalsooni oo waxa uu dareemayaa in uu u baahan yahay taladaada .
* In Ra`yigiisa Aad Dhageysatid : Mar waliba ahaaw mid isaga dhageysata marka uu hadlayo hana ka jarin hadalka gaar ahaan marka uu jiro isku dhac yar .
* Ha weydiin Meesha Uu Jiray Ama Wax Uu Sameynayay: tani waxa ay dareensiineysa in aadan ku kalsooneyn ee gabaryaheey iska ilaali alcarabiya.com wax ay ku leedahay sug illaa isaga uu kaaga sheego.

_____________________________
Xafiiska Shabakada warcadnet
Usa-Alaska 
ceelka@gmail.com 
www.warcadnet.blogspot.com




Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 00:18 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada