Vidya Balan: Abaalmarinta filinka Kahaani anigaa iska leh.

Vidya Balan: Abaalmarinta filinka Kahaani anigaa iska leh.

Atariishada guulaha badan ee Bollywoodka Vidya Balan ayaa labo amaalmarin oo caalamiya ku heshay filinkeeda 'Kahaani' oo lasoo bandhigay sanadki hore.

Vidya ayaa tiri abaalmarin kasto oo filinkaan ku saabsan anigaa iska leh, tix gelin ayaan u hayaa soo saaraha iyo dhamaan intii ka qeyb gashay filimkaan ee gacanta isiiyay. 

"Waxaan dareemayaa faraxad aan la koobi karin, waxaan u mahad celinayaa dhamaan intii taageeraha ii fidisay si aan guushaan u gaaaro, waxaan rajeynaa inaan guulo kale gaari doono mustaqbalka sidaas waxaa tiri Vidya Balan. 
_____________________________
Xafiiska Shabakada warcadnet
Usa-Alaska 
ceelka@gmail.com 
www.warcadnet.blogspot.com




Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 00:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada