Kareena Kapoor oo Boqolaal tageerayaasheeda ah Hareeyeen Hoteelkii ay ka deganeed Magaalada Cape Ton

Kareena Kapoor oo Boqolaal tageerayaasheeda ah Hareeyeen Hoteelkii ay ka deganeed Magaalada Cape Ton

Kareena Kapoor oo Boqolaal tageerayaasheeda ah hareeyeen Hoteelka ay ka degan tahay Magalada Cape Ton ee cariga South Africa halkaa uu ka socdo Barnaamijka Fashion ee loogu magic daray Lakme Fashion ee 2013ka .


Boqolaalka dadka ah ayaa lugu soo waramayaa in ay dalbanayaan saxiixa Actarada jilaaga wayn ah ee reer Hindiya waxana la sheegay in Booliiska sugaya Amniga Actaradaa ay dad badan oo tageerayaasheeda ka mid ah isku dhaceen kidibna tira taageerayaal ah Xabsiga loo diray .


Kareena Kapoor ayaa tagtay Dalkaa koofur Africa 19 Bishaan waxa ayna halkaa uga qaybgashay Barnaamijkaa iyada oo ay socdaalkeeda ku wahliyaan Actaro kale oo ka socda Bolloywoodka Dalka hindiya uu ka mid yahay Shaahid Kapoor.


Barnaamijkaa ayaa lugu wadaa in uu soo xirmo maanta hayeeshe Actarada Kareena kapoor oo noqotay actarad ku xeel dheer Xayaysiinta ayaa lugu wadaa in ay halkaa guulo ka soo hooyso waxana aad loo adkeeyay amniga Actaradaa Hindiga ah .
_____________________________
Xafiiska Shabakada warcadnet
Usa-Alaska 
ceelka@gmail.com 
www.warcadnet.blogspot.com




Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 00:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada