Kareena Kapoor oo noqotay Actarada kaliya ee Shirkadaha Xayaysiinta Jacelyihiin

Kareena Kapoor oo noqotay Actarada kaliya ee Shirkadaha Xayaysiinta Jacelyihiin


Actarada Kareena Kapoor ayaa mar kale ka soo muuqtay Shaashadaha Caalamka kidib markii Shirkadaha Xayaysiisyada Dalka hindiya xarumaha ku leh ka qaateen Acratada Booloywoodka Actarada Kareena .

Kareena ayaa noqtay actarad ay staylkeeda jeclaadaan Shirkada badan waxana la sheegay in heshiis sedax sano ah ay la gashay Shirkad dharka soo saarta oo xarun ku leh Magaalada New Dalhi ee xarunta Hindiya .

Heshiiska sedaxda sano ah ayay Actaradaa sheegtay in uu yahay mid ku eh 2016 ka waxana uu si rasmi ah u bilaabmi doonaa Bisha Jun ee soo socota xiligaa oo toos Actarada shaqadeeda u gali doonta .

Kareena ayaa ah Actarad magac ku leh Hindiya waxaana dhawaan guursaday Actarka wayn ee Saif Cali khaan kaa oo muda dheer xariir kala dhaxeeyay .

_____________________________
Xafiiska Shabakada warcadnet
Usa-Alaska 
ceelka@gmail.com 
www.warcadnet.blogspot.com




Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 21:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada