Kashawiito Lagu Furo Silliga Qalbiga Ninka Oo Laguu Hayo ! Xoog Ma Jiro.

Kashawiito Lagu Furo Silliga Qalbiga Ninka Oo Laguu Hayo ! Xoog Ma Jiro.

Sidee isu jecleysiin karaa ? sidee ayaan u kasban karaa qalbigiisa ? su`aalaahan haween badan ayay ka soo yeertaa hadaba warcad.com ayaa ku siineysaa habab aad ninkaada isu jecleysiin karto .
1- Dhoola Cadeynta : Boqorad ku noqo dhoola cadyentaada , ka dhig calaamadda bishimahaada saaran , kaliya hal dhoola cadeyn oo naxariis wadata ayaa ugu filan farxad , waligaa iska ilaali isla weynda taasi waxa aad ku weyneysaa kalsoonidiisa .
2- Ahaaw Mid Mar Waliba Dhageysata : baro habka wax dhageysiga , ninka aad ayuu u jecel yahay haweeneyda dhageysata waxa uu leeyahay haka dhex galin , u muuji in aad daneyneyso waxa uu kuu sheegayo .
3- Been Ha Sheegin : Isku kalsoonoow oo wax waliba run ka sheeg taasi kalsoonidiisa ayaad ku heleysaa .
4-U Muuji Jaceylka : mar waliba dareensii dareemaha jaceylka oo mararka qaar si ham ham ah ugu sheeg oo dhagtiisa uga dheh wana ku jeclahay .
5- Hadiyad : xittaa hadii mid yar tahay haka bakhiilin waxa ay marqaati ka tahay dareemahaada Kalgaceyl .

_____________________________
Xafiiska Shabakada warcadnet
Usa-Alaska 
ceelka@gmail.com 
www.warcadnet.blogspot.com




Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 19:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada