Police Go,doomiyay Hotel uu ku sugnaa Fanaanka Rick Ross

Police Go,doomiyay Hotel uu ku sugnaa Fanaanka Rick Ross


Ciidamo Booliisa ayaa isku gadaamay Hotel uu deganaa Fanaanka Caanka ah ee Rick Ross subaxnimadii hore ee Khamiista xili uu Fanaanka hotelka uu kusugnaa muda laba maalin ah .
Wararka la helayo ayaa sheegaya in Booliiska ay Fanaanka doonayeen in aay qabtaan kaa oo la sheegay in loo haysto kiis Booliiska ku baadi goobayeen waxana la tilmaamay in Hotelka Booliiska isku gadaameen .

Fanaanka ayaa sida dad xog ogaal ah laga soo xigtay loo haystaa arima la xariira waxyaabaha maandooriyaha oo la sheegay in uu xiligaa ku iibinayay Gudaha Hotelka halkaa oo ay ku sugnaayeen Fanaaniin kale .

Ma cada waraka wax ka dhab ah hayeeshee waxa ay warar ka soo baxay Boooliska intaa ku darayaan in ay jiraan baaritaano kale oo dheeriya oo boolkiska ku samayn doonaan hadii aay jiraan dad kale oo ka gacan siiyaya Fanaanka in waxyaabaha maandooriyaha halka soo galiyo .


_____________________________
Xafiiska Shabakada warcadnet
Usa-Alaska 
ceelka@gmail.com 
www.warcadnet.blogspot.com




Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 20:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada