Veena Malik oo doonaysaa in Salman Khaan ay Shumiso

Veena Malik oo doonaysaa in Salman Khaan ay Shumiso


Actarda ka soo jeeda Dalka Bakistaan Veena Malik oo maanta ku beegneed sanad guuradii ka soo wareegtay dhalshadeeda ayaa ka dhawajisay in ay doonayso in ay shumiso Actarka Salaman khaan .

Actardaa ayaa jabisay record hore u yiilay kidib markii muda hal daqiiqo gudahooda ay ku shumisay 137 ruux oo ugu hanbalyaynayay Sanad guuradeeda waxana ay tilmaamtay in maanta u tahay maalintii ugu farxada badnayd .

Actarka Salaman khaan oo xariir kala dhaxeeyo actarada ayaa lugu soo waramayaa in uusan soo xaadirin xafladaa lugu qabtay Xarun wayn oo ku taala Magalaada New Dalhi .

Laakiin warar laga soo xogtay actaradaa ayaa sheegaya in ay dalabtay in ay shumiso Xiddiga Slaman khaan oo ay aad u xiisaynayso laakiin waxaa la tilmaamay in uusan xafladaa soo xaadirin lamana oga sababta u baaqsaday xili lugu casuumay .

_____________________________
Xafiiska Shabakada warcadnet
Usa-Alaska 
ceelka@gmail.com 
www.warcadnet.blogspot.com




Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 19:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada