Preity Zinta oo noqotay Actarada ugu Jilida Wanaagsan Dalka Hindiya

Preity Zinta oo noqotay Actarada ugu Jilida Wanaagsan Dalka Hindiya


Actarada Caanka ah ee Dalka Hindiya Preity Zinta aya dad badan ku tilmaameen in ay tahay actarada dhanka jilida aad ugu wangsan marka dhaqanka Hindiya laga Hadlaayo.


Preity Zinta oo ah Actarad waaya arag ah ayaa wax ka soo jishay Filimaan badan oo ka hadlaya Dhaqanka Dalka hindiya waxana dad badan ay aad u jeclaysteen Filimaanteeda iyada oo taa ay keentay in dad badan ku xirnaadaan.


Dalka Hindiya oo ah Dal qoomiyada Badan ku noolyihiin ayaa leh Dhaqama kala duwan waxana Actarada ay dadka ku amaaneen in aay dhamaan dhaqanada Dalka ka jira ay ku xeel dheertahay .


Preity Zinta ayaa waxa ay Filimaan la soo saartay Actara badan oo can ah sida Salman khan Shahrukhan Akshay Kumar iyo kuwa kale waxa ayna dhamaan Filimantaa ahayeen kuwa tageerayaal badan ku mutaysatay.



_____________________________
Xafiiska Shabakada warcadnet
Usa-Alaska 
ceelka@gmail.com 
www.warcadnet.blogspot.com




Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 04:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada