Salman Khan oo la soo ogaaday in uu jacayl yahay Labada Actar Sana Khan iyo Daisy Shah In Filimaan La Jilo

Salman Khan oo la soo ogaaday in uu jacayl yahay Labada Actar Sana Khan iyo Daisy Shah In Filimaan La Jilo

Actarka caanka ah ee ka soo jeeda Dalka hindiya Salman khan ayaa daraasaad lugu sameeyay waxaa la soo ogaaday inay ugu baxdo marka Filimaanta ay jilayaan Labada Actar ee aan kala yaraysan Sana Khan iyo Daisy Shah.

Waxa la tilmamay in uu aad uga helo jilidooda waxana sidaa lugu ogaaday xili uu waraysi siinayay TV ku yaala Dalka I ndunisia halkaa oo la sheegay in filim ka mid ah Filimaantiisa uu ku soo jilay asiga oo xiliga la jilayay Labadaa Actar .


Labada Actar ayaa la soo jilay Filimka Tamil oo ay ku jileen Koofurta Dalka Indunisia halkaa oo ay muda sedax bilood ah ku dhigayeen Filimkaa waxana salaman khan uu sheegay in waxyabaha ay ku soo jiiteen ay tahay in jilidooda ay tahay mid soo jiidasho leh .

Actarka oo iminka ku sugan Dalka Maraykanka ayaa dhawaan waxaa ku soo booday wadna xanuun kaa oo la dhigay cusbitaal ku yaala NY hayeeshee xaaladiisa Caafimaad ayaa iminka ka soo wanaagsanaanayso sida dad xog ogaal ah xaqiijiyeen .
_____________________________
Xafiiska Shabakada warcadnet
Usa-Alaska 
ceelka@gmail.com 
www.warcadnet.blogspot.com




Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 23:33 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada