Shahrukhan oo la soo ogaaday jacaylka Xaaskiisa u qabo in uu yahay mid Xad Dhaaf ah

Shahrukhan oo la soo ogaaday jacaylka Xaaskiisa u qabo in uu yahay mid Xad Dhaaf ah

Actarka wayn ee ka soo jeeda Dalka hindiya Shahrukhan ayaa daraasaad la sameeyay waxaa lugu ogaaday in uu si xad dhaaf ah u jacaylyahay Xaaskiisa Gauri oo hataan u haysa Laba caruur ah ,


Gauri ayaa inta uusan guursan ka hor Actarka Sharukhan waxaa ay xariir la lahayd Actarka kale ee Aamir Khan waxna labada lamaane xariirkooda ahaa ka hor inta aysan is guursan mid waqti badan soo jiray .


Actarka Shahrukhan oo ah jilaa wayn ayaa hada ka hor sheegay in uu jacaylka uu xaaskiisa iyo caruurtiisa u hayo uu yahay mid aan la soo koobi Karin waxa uuna sheegay in uu jacaylyahay in xiliyada uu filimada jilayo la soo jisho .


Gauri ayaa ka maseertay hada ka hor laakiin markii danbe ayuu ku guulaystay Actarkaa in uu jacaylkiisa ka dhac dhacsiiyo in ay ilaaliyaan xariirkooda soo jireenka ah .
_____________________________
Xafiiska Shabakada warcadnet
Usa-Alaska 
ceelka@gmail.com 
www.warcadnet.blogspot.com




Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 17:16 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada