Subxaanalah Daawo Sawirka Cunug Mucjiso ah oo Xalay ku dhashay Magaalada Muqdisho

Subxaanalah Daawo Sawirka Cunug Mucjiso ah oo Xalay ku dhashay Magaalada Muqdisho

Isbital Hooyada iyo Dhalaanka oo kuyaala Magaalada Muqadisho Ayaa Xalay Saqdii hexe Waxaa Haweney Ey Ku dhashey Canug Meyd ah Oo Labo Madax leh Madax Walbana Uu leeyahay indho san af iyo dhego u gaar ah

Canuga Ayaa Qaarka Danbe U Weyn oo u eg labo Ruux oo la isku Dhejiyey hayeshe waxa Arintaa Aad Uga Naxay Hoyadii Dhashey iyo eheldeeda

Waa Mid Kamid Ah Mucjisooyinka

Rabaaniga ah Oo Allah Umadiisa Wax Kutusayo Sidoo kale Xarumaha Caafimaadka Magaalada Muqdisho Waxaa lagu Dhalay Canug Daamanka Dhego Kuleh.

Subhannallah , Illaahay ayaa weyn isagaana awood leh , Illaahay waa facaalun limaa yuriid Wuxuu doono ayuu yeelaa , Laa illaha ilallah Mohammed rasuulullah

Xigasho Kobciye.com
_____________________________
Xafiiska Shabakada warcadnet
Usa-Alaska 
ceelka@gmail.com 
www.warcadnet.blogspot.com




Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 17:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada