Telefishinada Caalamka oo soo bandhigay dawlada Yahuuda oo Turkiga baryo & raali gelin ku biloowday (Daawo Muuqaal+Warbixin)

Telefishinada Caalamka oo soo bandhigay dawlada Yahuuda oo Turkiga baryo & raali gelin ku biloowday (Daawo Muuqaal+Warbixin)

Raisul Wasaaraha dalka Israel Mr.Benjamin Netanjahu ayaa Telfoon ku soo wacay dhigiisa dalka Turkiga Mr.Recep Tayyip Erdogan wuxuuna si weeyn uga raali galiyay shaqaalihii Turkiga ahaa ee sanadkii 2010-ka lagu laayay (Mavi Marmara) xili ay doonayeen in ay caawiyaan shacabka dhibaateeysan ee reer Falastiin. 

Halkaan ka Daawo Telefishinada Caalamka oo baahiyay Yahuuda oo Turkiga raali gelin ku biloowday

Shaqaalahaan la laayay oo ahaa 9-qofood waxaa iminka magdhaw ka dhiibeeysa dawlada Israel oo mudo aad u fog diidaneed inay qirato xasuuqa ay geeysatay. 

Xiligii la laayay ragaas ka dib waxaa dalka Israel xiriirkii ka jartay wadanka Turkiga oo Israel u aqoonsaday argagixiso weeyn oo Caalamka ka jirta. 
R/Wasaaraha dalka Turkiga Mr.Recep Tayyip Erdogan oo Baarlamaanka Turkiga iskugu yeeray waxa uu ka hor aqriyay in Dawlada Isreal ay qiratay qaladkeeda weliba mar dambe aysan hor istaagi karin gargaarka loo wado Shacabka dhibaateeysan ee Falastiiniyiinta.
_____________________________
Xafiiska Shabakada warcadnet
Usa-Alaska 
ceelka@gmail.com 
www.warcadnet.blogspot.com




Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 16:18 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada