Xiddiga Chelsea Ramires Oo Ka Maqnaan Doona Kulanka La Wada Sugayo Ee Brazil v Italy.

Xiddiga Chelsea Ramires Oo Ka Maqnaan Doona Kulanka La Wada Sugayo Ee Brazil v Italy.

Brazil ayaa waxaa ka maqnaan doona ciyaaryahanka khadka dhexe ee Chelsea ramires kulanka habeenka khamiista ee saaxiibtinimo ee ay la leeyihiin Italy ee ka dhacaya Geneva.

25 jirkaan ayaa dhaawac muruqa ah uu ku soo gaaray kulankii ay kooxdiisa isbuucaan 2-0 kaga badiyeen kooxda West Ham horyaalka Ingariiska. 

Taasi ayaana keentay inuu ka maqnaado kulankaan saaxiibtinimo ee aadka loo sugayo ee u dhaxeeya Azzurri iyo Samba Boys.

Tababaraha Brazil Luis Felipe Scolari ayaa waxaa hore uga maqnaa ciyaaryahanadii diirada u saarnaan jiray Inter Lucas iyo Paulinho kuwaasoo dhaawac ah.
_____________________________
Xafiiska Shabakada warcadnet
Usa-Alaska 
ceelka@gmail.com 
www.warcadnet.blogspot.com




Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 22:25 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada