Actarada Manisha Koirala oo hoos u dhac ku yimid Taageerayaasheeda iyo wax soo saarkeeda Dhanka Filimaanta

Actarada Manisha Koirala oo hoos u dhac ku yimid Taageerayaasheeda iyo wax soo saarkeeda Dhanka Filimaanta

daajis.com:-Actarada Caanka ah ee ka soo jeeda Dalka Napel Manisha Koirala ayaa mudooyinkii u danbeeyay ku yimid hoos u dhac dhanka wax soo saarka Filimaanteeda taasna waxa ay keentay in taageerayaal badan ay lumiso .


Manisha Koirala oo dhawaan guursatay nin ganacsade ah oo ka soo jeeda Dalka Napel waxana la sheegay in ay arintaa ugu wacan tahay kidib markii Actaradaa ay joojisay jilidii Filimaanta wixii ka danbeeyay guurkeeda.

Actarada ayaa hore u soo saartay Filimaan dhoor ah waxa ayna ka mid tahay Actarada aadka looga jacayl yahay hindiya maadama Filimaanteeda u badnaa Filimaaan jacayl ah oo ay la soo saartay Acatarka Jackie Shroff.

Manisha Koirala ayaa lugu wadaa in ay dib ugu soo labato Dalka hindiya si ay u sii anba qaado howlaheeda la xariira wax soo saarka Filimaanta hindiga kuwaas oo dad badaan ku xiran yihiin .
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 18:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada