Actarka Anil Kapoor oo Indian television Barnaamij ay ku Casuumeen aan soo Xadirin

Actarka Anil Kapoor oo Indian television Barnaamij ay ku Casuumeen aan soo Xadirin

daajis.com:-Xili Tv Dalka Hindiya Todobaadkaa uu ku casuumay Barnaamij looga faaloodo Actarada Dalka Hindiya Actarka Caanka ah Anil Kapoor ayaysan u suu robin in Barnaamijkaa uu soo xaadiro Actarkaa oo dad badan wada sugayeen .

Actarka ayaa la sheegay in uu ka ogolaaday markii hore in uu Barnaamijkaa oo hab LIVE ah u baxayay in uu soo xaadiro laakiin waxaa la sheegay in Xiligii la gaaray Barnaamijkaa la waayay Actarkaa .

Mid ka mid ah Howlwadeenada Barnaamijka ayaa sheegay in la yaab ku noqotay markii uu wacy mid ka mid ahaa Xoghayiintiisa taa oo u sheegtay saacado ka hor in oo u duulay Dalka Maraykanka gaar ahaan LA .

Barnaamijkaa oo ahaa mid dad badaan su gayeen maadama hab ogaysiin ah loo sii daayay Barnaamijka ayaa dad badan waxa ay la yaab ku noqotay arintaa waxana ilaa iyo hada la kala cadayn la,yahay sababta rasmiga ah ee ku dhalisay in uu asaga oo aan cudurdaar bixin iska tago .
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 01:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada