Afar Arin Oo Keenta Farxadda Lamaanayaasha ! Kaliya Si Wacan U Adeegso.

Afar Arin Oo Keenta Farxadda Lamaanayaasha ! Kaliya Si Wacan U Adeegso.

daajis.com:-Waxaa jira arimo badan oo ay ragga jecel yihiin in ay ka helaan noloshooda qoyska , hadaba gabaryaheey arimahaan la socdo ninka waxa uu ka qaadaa farxad.


1- Cunno Karinta Fiican : cunno karinta macaan waxa ay farxad gilisaa ninka, xasuusnoow in weli ay taagan tahay oraahda ah wadada ugu dhaw qalbiga ninka waa calooshiisa ee u samee cunno macaan oo marba nooc ah .

2-Daryeel Aad U Sareeya : inta badan ragga waxa ay jecel yihiin in ay helaan kalgaceyl iyo daryeel aad u sareeya sida kii hooyadood oo kale ah ee gabryahoow kalgaceylka naxariista hadalada wanagaasan ugu dhig daris si aad u hesho farxadiisa .

3- Dariinsiinta Sida Xagaaga Uu Qiimaha Uga Leeyahay : tani farxadda ugu daran ayay ka qaadaan ragga , sii talooyin , oo ku taageer wax waliba oo uu dantaada u qabanayo.

4- In aad leedahay Mas`uuliyad : in aad tarbiyada caruurta , daryeelkooda ka qabatid farxad ayay u tahay, waxa uuna kugu taageerayaa in uu ku siiyo jaceyl iyo is fahan.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 20:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada