Aishwarya Kareena Kapoor Saif Ali khan xiligii xariirkooda bilaabanayay waan ogaa

Aishwarya Kareena Kapoor Saif Ali khan xiligii xariirkooda bilaabanayay waan ogaa

daajis.com:-Actarada Caanka ah ee ka soo jeeda Dalka Hindiya Aishwarya ayaa ka sheekaysay xariirka kala dhaxeeya Actarada looga danbeeyo jilida Aflaanta Kareena kapoor waxa ayna sheegtay in uu kala dhaxeeyo xariir wayn oo soo jiren ah .

Waxa ay sheegtay in ay saxiba dhow yihiin islamarkaana uu kala dhaxeeyo Xariir waqti badan soo jiray waxa ayn tilmaamtay in ay Actarada Hindiya kala saxib tahay kareena iyo Katarina oo labadooda ay aad uga hesho dabeecadooda .

Actaradaa ayaa tilmaamtay inta ay sheekadeeda waday xili waraysi bixinaysay in ay wax kala socotay xiliga ay xariirka bilaabayeen Labada Actar ee Saif Ali khan iyo Kareena kapoor oo haada is qaba .

Kareena kapoor iyo aniga waxaan ku cawaynaynay Baar ku yiilay New dalhi waxana soo dhawaa sanad cusub oo sanadkii 2007dii habeenkaa waa ay nooga duwanayd habeenada kale waxana halkaa noogu yimid Saif Ali kahn ayay tiri .

Aishwarya ayaa ugu danbantii sheegtay in kareena ku wargalisay in xariirkooda uu habeenkaa bilowday waxa ayna tilmaamtay in ay ku farxday xiligii ay guurkooda la soo ogaysiiyay .
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 00:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada