Chris Brown oo ka maseeray Drake xili Rihanna wada socdeen

Chris Brown oo ka maseeray Drake xili Rihanna wada socdeen

daajis.com:-Fanaanka Chris Brwon ayaa si xoogan uga carooday Fanaanka kale ee tartanka xoogan kala dhaxeeyo Drake kidib markii shalay galinkeedii danbe Baar lugu caweeyo oo ku yaala Magaalada NY rihaana iyo Drake yimaadeen isla socda .


Labada Fanaan oo bishii Janaayo ee sanadkaa bilowgiisa isku dhaceen ayay la yaab ku noqotay waxa uuna si caro ah uga baxay baarkii iyadoo xiliga uu baarka ka baxayna Fanaanada Rihanna la sheegay in ay ka daba baxday .

Drake ayaa Chris Brwon dhoor jeer ku sheegay nin aan waxba kala ogayn oo xitaa aan lugu tilmaami Karin heesaa waxa uuna ku faantamay in uu asago ka heeso fiican yahay marka heesaha raabka la qaadayo .

Hayeeshee Chrs ayaa ku tilmaamay Drake nin fanka aan ku soo galin aqoon laakiin ah nin wixii loo dhiiba qaada oo aan lahayn xitaa heeso laxamaysan waxana dagaalka labadooda ka dhaxeeya keenay in uu gaaro gacan ka hadal xili iskugu yimaadeen bishii Janaayo Baar ku yiilay LA .
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 23:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada