Fanaanka Teddy Afro oo Adis Ababa ka furayo Xarun lugu tababarayo Fanaaniinta

Fanaanka Teddy Afro oo Adis Ababa ka furayo Xarun lugu tababarayo Fanaaniinta

daajis.com:-Fanaanka Caanka ah ee ka soo jeeda Dalka Itoobiya Teddy Afro ayaa lugu wadaa in uu ka hirgaliyo Caasimada Dalka Itobiya Adis Ababa Xarun lugu tababaro Fanaaniin da,dooda ka hoosaysa 18 sano .

Teddy oo ah Fanaan Caan ah oo si wayn looga yaqaano Dalka Itoobiya ayaa tilaabadaa ku tilmaamay mid hormar ku ah Fanka Dalka Itoobiya waxa uuna sheegay in xaruntaan ay tahay mid fanka lugu hormarinayo .

Fanaanka Teddy Afro ayaa mudooyinkii danbe ahaa mid ku nool dalka daiabdiisa waxa uuna ku noolaa Dalka Baljuim halkaa oo sanadihii danbe uu joogay hayeeshee iminka ayuu doonayaa in uu fanka hormariyo .


Fanaanka Teddy ayaa Caan ka ah Dalka Itoobiya waxa uuna leeyahay heeso caan ah oo iskugu jiro kuwa kala duwan asaga oo lugu xasuusto heestii Lambaatinaa oo ahayd hees uu ku mutaystay xarig ka hor inta uusan itoobiya ka tagin .
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 23:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada