Altezo oo soo saaray muuqaalka Sowda oo aad loola dhacay

Altezo oo soo saaray muuqaalka Sowda oo aad loola dhacay

daajis.com:-Fanaanka jalaqsanaha ah ee qaab ciyaareedka lala dhaca leh ee Cabdirizaq Alteza ayaa soo saaray muuqaalka heestiis Sowda,waxaana iska leh ereyada Heestan Cabdiraxmaan Ibraahin Abees iyadoo markii ugu horeysan uu soo saaro muuqaal qaab casriyeysan loo sameeyey.

Cabdirisaaq Alteezo wuxuu caan ku yahay u jajabnaan fanka ah iyo ciyaar aad loo jecleysto wuxuuna leeyahay taageerayaal aad u badan.

Alteza ayaa muuqaalka heestiisa lagadhadhansan karaa iney ku dheehan tahay hab dareen jaceyl ku dheehan .



_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 22:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada