Haifa Wehbe: Mar kale ma guursa doono.

Haifa Wehbe: Mar kale ma guursa doono.

daajis.com:-Fanaanada caanka ah ee reer Lubnan Haifa Wehbe ayaa soo afjartay murankii ku saabsanaa in mar dhow ay guursa rabto, kadib furiinkii maal qabeenka reer Masar ee Axmed Abu Hashima.


Haifa ayaa tiri " niyadeyda kuma jirto kumana soo dhici doonto inaan mar kale guursado", waan soo maray waana soo arkay guurka runta ah laakiin markaan uma soo jeedo ayay mar kale tiri Haifa.  

Warkaan ayaa kusoo beegmaya kadib markii Haifa ku faafisay bogga Instgram sawir ay xirantahay taaj hoostiisa ay ku qoray mar labaad ayaan sameeyay, taas oo warbaahintu u fasireen waan guursaday.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 23:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada