Arday lagu laayay Dugsi Quraan iyo mid ka mid ah Diimaha ka jira Dunida oo Muslimiinta dagaal...(Daawo Muuqaal+Warbixin)

Arday lagu laayay Dugsi Quraan iyo mid ka mid ah Diimaha ka jira Dunida oo Muslimiinta dagaal...(Daawo Muuqaal+Warbixin)

daajis.com:-13 Arday ayaa lagu laayay Iskuul ama Dugsi Quraan oo ay wax ku baranayeen Muslimiinta dalka Burma (Myanmar). Masiibadaan ayaa ka dhacday magaalada Rangun waxaana xasuuqaan geeystay dadka heeysta Diinta Buddhistaha. 



Iskuulka ama Dugsiga la gubay ayaa gebi ahaanba waxaa xiray ciidamada Booliiska dalkaas oo maalmahaan dambe ku mashquulsanaa xurguf iyo dagaal cusub oo u dhaxeeya Muslimiinta iyo dadka heeysta diinta Budiistaha .

Wadanka Burma ama Union Myanmar dadka ku nool ayaa asal ahaan waxa ay ka soo kala jeedaan dalalka China, India iyo Bangladesh wuxuuna dalkaan oo ku yaala Qaarada Asia daris la yahay dalalka Thailand iyo Laos. 
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 14:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada