Ariana Delawari oo Muqdisho ka heesaysa

Ariana Delawari oo Muqdisho ka heesaysa

daajis.com:-Fanaaniin ajnabi ah oo ka badan toban iyo kooxda dhalinyarada Waayaha Cusub, ayaa Muqdisho yimaadeen maanta iyagoo sita qalab music ah oo dhamaystiran.

Waxay sheegeen inay bandhig faneed ka dhigi doonaaan Muqdisho meel fagaaro ah.

Waa markii ugu horaysay ee ay fanaaniin ajnabi ah ku dhigaan bandhig faneed Somaaliya mudo ka badan labaatan sano.

Fanaanninta waa fanaaniin caan ah oo kala yimaaday Maraykanka, Ciraaq, Afganistaan, Mali iyo Sudan.


Ariana Delawari ayaa kamid ah fanaaniinta Muqdisho ka ciyaaraysa. Ariana waa Jilaa, Heesaa, Film sameeye, Muusigana ciyaarta.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 15:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada