BAD WEYNTA INDIA DUSHEEDA OO LAGU ARKAY MAGACA ALLAH OO QORAAL AH: MUCJISO+SAWIR.

BAD WEYNTA INDIA DUSHEEDA OO LAGU ARKAY MAGACA ALLAH OO QORAAL AH: MUCJISO+SAWIR.

daajis.com:-Hay,ada lagu magacaabo NASA ee wadanka mareykanaka u qaabishay arimaha culuumta cirka iyo dayax gacmeedyada ayaa mar qura ayagoo hawada sare ku sugan waxa ay la amakaageen marki ay arkeen Magaca Allah oo af carabi ah kaasoo ku qoran bad weyn dusheeda.Mucjisadaan oo ah mid cajiib ah sidoo kalena cadeyn u ah awooda rabbi ee u gaarka ah, ayaa waxaa.

Muuqaal kasoo duubay qubaradii arinkani ku qabsaday hawada sare ayagoo ugu magac daray Mucjisooyin Allah ee Islaamka. Subxaanallah, allah baa awood leh. isagaana arinkiisu fulayaa.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 20:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada