Shakira iyo Tamer Hosny oo ku kulmay Mareykanka.

Shakira iyo Tamer Hosny oo ku kulmay Mareykanka.

daajis.com:-Xili uu joogay magaalada Los Angeles ee cariga Mareykankan fanaanka caalamiga ah ee reer Masar Tamer Hosny, ayaa fanaanada reer Colombia ee Shakira waxa ay ka codsatay Tamer in halka ay kadegantahay Mareykanka uu ugu yimaado si ay uwada qadeeyaan, waxaana Tamer kamid yahay xiddigaha ay isku dhawyihiin Shakira.

Amr Diab iyo Tamer Hosny oo xaabsaday African Music Awards. 
Tamer Hosny iyo Haifa Wehbe Oo Lagu Wado Inay Wada Shaqeeyaan.
Shakira maka guuleysan doontaa K\'naan ? 
Dhunkashada Shakira iyo Gerard Pique oo noqotay mida dunida ugu qaalisan..

Tamer ayaa waxa uu xiriir dheer la leeyahay wiil la dhashay Shakira, waxaana marki uu booqday sheeko dheer ay ka dhax martay isaga iyo Shakira oo ka wada hadlay sidi ay isku gacan sii lahaayeen xilyada soo socda.  

Marki uu soo dhamaaday kulankii u dhaxeeyay Shakira  iyo Tamer, waxaa fanaanka reer Masar uu u socdaalay gobal kale oo lagu farsameynayay heesta ay soo wadaan isaga fanaanka kale ee Akon ee"Welcome To The Life", taas oo mar dhow lasii dey doono.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 18:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada