Beyonce oo caawa ka tumeysa Amsterdam

Beyonce oo caawa ka tumeysa Amsterdam

daajis.com:-Fanaanada Caanka Beyonce ayaa caawa bandhig faneedkeedii labaad mudo afarsano kadib ka dhigi doonta Ziggo Dome Amsterdam, halkaas oo taageeroyaal aad u tiro badan isku diyaarinayaan iney uga qeybgalaan showgeeda.

Bandhigfaneedka World Tour Beyonce ayaa lagu qabanayaa magaalada Amsterdam iyadoo showgaana ay kala qeybgali doonto fanaanada Hollandeska ah ee Eva Siman.

Beyonce world tour ayaa la geyn doonaa ilaa 42 dal oo aduunka ah iyadoo magaalooyin badan oo Europe ah ku qaban doonta bandhigeeda.

Bandhigeeda caawa ayaa ah mid aad loo xiiseynaayo iyadoo dad aad u tiro badana ay waayeen tikedhadii ay ku geli lahaayeen xaflada oo dhamaaday awgeed.

Beyonce ayaa caan ku ah cod la yaab leh iyo qoobka ciyaar kii ugu sareeyey.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 17:19 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada