Daajis.com waxey idiin Haysaa:-Farsamooyin Aad Jaceylkiina Ku Gaarsiin Kartaan Daruuraha Oo Lagu Hayo

Daajis.com waxey idiin Haysaa:-Farsamooyin Aad Jaceylkiina Ku Gaarsiin Kartaan Daruuraha Oo Lagu Hayo


Ka dib marka ay sanado ka soo wareegtaan guurkiina ayaa laga yaaba in ay soo baxaan dabacsanaan iyo in aad nugulaataan dhibaatooyin hadaba taas micnaheedu ma aha in jaceylkii uu dhamaaday hadaba talooyinkaan waa idin muhiim .
1- In labadiinaba aad ka fogaataan dhamaan eedeynta , cayda iyo jees jeeska marka uu jiro xoogaa is faham la`aan ah iskana ilaaliya in codkiina uu midka kale sara maro .
2- Haka sugin lamaantaada in ay ku weydiisato waxa ay dooneyso ,isku day inta awoodaada ah in aad u sameyso waxa ay dooneyso , ninka caqliga badan ayaa ah midka dareemaya waxa ay ay dooneyso xabiintiisa .
3- Waa dhici kartaa in aad safaro u baxdaan ha ahaadaan kuwo shaqo ama booqasho kale waxaa laabdiina idinla gudboon ayay www.daajis.com in leedahay in midkiin midka kale uu ilaaliyo dareemihiisa oo aysan banaan ka maqnaashaha guriga

4- In Hadiyadaha ahaadaan luqadda aad kuwada hadashaan oo farxadda lamanayaashada ayay xoojineysaa.


_____________________________
Xafiiska Shabakada warcadnet
Usa-Alaska 
ceelka@gmail.com 
www.warcadnet.blogspot.com




Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 02:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada