Daawo Barnaamij Si Qaawan Loogu Aflagaadeeyay Dadka Ka soo Jeeda Magaalada oo Ka Baxay Universal TV Iyo Jawaab Kulul oo Laga Bixiyay Barnaamijkaasi

Daawo Barnaamij Si Qaawan Loogu Aflagaadeeyay Dadka Ka soo Jeeda Magaalada oo Ka Baxay Universal TV Iyo Jawaab Kulul oo Laga Bixiyay Barnaamijkaasi

daajis.com:-Universal TV Ayaa Si Bareer ah u sii Daayay Barnaamij Lagu Aflagaadeeyay Dadka Ka soo Jeeda Magaalada Muqdisho Waxaana Barnaamijkaasi Lagu Falan qeeyay Beelaha Abgaal Iyo Habar Gidir Ay Yihiin Dad Cadeystay Boobka Hantida Dadweyn.

Barnaamijkaasi  oo Dhaawacaya Sharafta saxaafada Soomaaliyeed Isla Markaana Meel Ka dhac Xoogan u soo Jiidaya TV-GA Universal oo  kal sooni Dheeraad ah Ka haysta Shacabka Soomaaliyeed ee Ka soo Jeeda Gobalka Banaadir Ayaa Durba Waxaa Jawaab Kulul Ka Bixiyay Wariye Caan ah oo Isku Xil qaamay In uu Ka  Jawaabo Barnaamijkaasi Aflagaadada Qaawan Loogu Gaystay Magaalada Muqdisho Dadka Daga

Hadaba Shabakadda daajis.com ayaa Si Siman u soo Bandhigaysa Barnaamijkaasi Iyo Jawaabtii Laga Bixiyay oo Xasaasi ah

Hoos Ka Daawo Adigaa yaabi doonee


_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 00:09 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada