Daawo Sawir muujinaya Aasaasaha Shirkada Microsoft oo si akhlaaq darra ah u salaamaya madaxwynaha Koofurta kuuriya, Park Geun.

Daawo Sawir muujinaya Aasaasaha Shirkada Microsoft oo si akhlaaq darra ah u salaamaya madaxwynaha Koofurta kuuriya, Park Geun.

daajis.com:-Bill Gates oo ah Milkiilaha iyo aasaasaha Shirkada Microsoft ayaa waxaa la sheegay in uu si aan xushmadeesneyn ula macaamilay madaxweynaha Kuuriyada Koofureed Park Geun-hye.

Akhlaaq daradaan ayaa waxa ay tahay mid ay jawaab adag ka bixiyeen war-baahinta dalkaasi kadib markii uu salaamay Madaxweynaha isaga oo hal gacan jeebkiisa kula jira.

War-baahinta Korea-da Koofured ayaa waxa ay page-ka hore ee Online-ka iyo wargeysyada ku soo daabaceen sawirkaasi iyaga oo ku sheegay anshax darro tii ugu xumeed oo madaxdooda lagula kacay.

Bill Gates ayaa waxa uu Park Geun-hye kula kulmay qasriga madaxtooyada waxaana qariyay socdaalkiisa iyo danihii laga lahaa salaanta madaxweynaha ee sida aan baratakoolka waa faqsaneyn u dhacday.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 22:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada