Gabarey macaankaga haddii uu sidaan kuugu calaacalo maxaa sameyn lahayd

Gabarey macaankaga haddii uu sidaan kuugu calaacalo maxaa sameyn lahayd

daajis.com:-Qofka aad jeceshahay dhib walbo oo soo gaaraa waa lala qeybsadaa jaceylka macnihiisa ma ahan in farxada oo keliya la wadaago lakiin dadka intiisa badan haddii farxad hanti ama caafimaad la waayo jacelkooda daaqada ayuu ka baxaaa hadaba Daajis waxay idiin soo gudbinee geeraarkan gaaban ee calaacal ah.


Inantaan ishaarteen
Ifka ugu jeclaayey
Itaal dari haygu nicin
Idin la’ wan bogsoone



Inkastoon ayaamahan
Istariix ku siin karin
Idimahaygu I celin karin
Itaal aanan lahayn

Insha allahu wan bogseene
Ifka haygu cidleyn


Inanyahay ha moogaan
Ibni aadam inuu daciif yahay

Itaalkiisu meel jirin
Ifka adaan kuugu jeclee
Itaal yari haygi nicin oo
Ifka ha igu cidleyn mcnto

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 23:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada