War deg deg ah: Gudoonka baarlamaanka Soomaaliya oo laalay mowshin laga keenay heshiiskii Soomaaliya iyo maamulka Somaliland.

War deg deg ah: Gudoonka baarlamaanka Soomaaliya oo laalay mowshin laga keenay heshiiskii Soomaaliya iyo maamulka Somaliland.

daajis.com:-Gudoonka baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta waxa uu shaaciyay in aysan dhici doonin in lahor keeno baarlamaanka mooshinkii xubna kamid ah baarlamaanka Soomaaliya ka gudbiyeen heshiiskii Soomaaliya iyo maamulka Somaliland.


Gudoomiye ku-xigeenka labaad ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa waxa uu yiri, “Mudanayaal nagama sugeysaan in mowshinkii laga keenay Heshiiskii dowalda Soomaaliya iyo maamulka Somaliland in halkaan looga doodo. Wixii qaldan gudoonka baarlamaanka ayaa saxeya”.

Go’aanka gudoonka baarlamaanka Soomaaliya ayaa waxa uu soo baxayaa iyada oo dhawaan xildhibaanno uu kamid ahaa Cali Khaliif Galeyr ay mowshin ka gudbiyeen heshiiskii Turkiga ku dhex maray dowlada Soomaaliya iyo maamulka Somaliland.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 20:11 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada