Daawo Sawirada Caruur Mucjiso ah oo dhawaan ku dhashay Isbitaalka Banaadir ee Magaalada Muqdisho

Daawo Sawirada Caruur Mucjiso ah oo dhawaan ku dhashay Isbitaalka Banaadir ee Magaalada Muqdisho

daajis.com:-Hooya Soomaaliyeed ayaa Isbitaal Banaadir ku dhashay laba wiil oo mataana ah oo midkood uu aad u caafimaad qabo midna uu dhashay isaga oo aan madax iyo gacmo laheyn.

Wiilka dhashay isaga oo madax iyo gacmo toona aan laheyn ayaa waxa uu ahaa mid nool kana neefsanayay qeyb yar oo ka duleeshay wadnaha korkiisa iyada oo waliba tuba ay ka soo baxsaneed halka uu ka neefsanayay.

Mucjisaan oo aheyd mid aad dadkii ku dhawaa ama la kulmay ay uga arga gaxeen ayaa waxa ay dhacday maalma ka hor iyada oo saacado kadibna cunugii yaraa uu geeriyooday.
Waa markii ugu horeysay oo la’arko taariikhda Soomaaliya cunug isaga oo aan madax laheyn dhasha, iyada oo ay iska jireen mucjisooyin kale oo rabaani ah.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com






Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 20:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada