Daawo Sawirada Guryo Qurux badan oo laga dhisay Geedo iyo Dhismaha Guryahaasi oo noqday kuwa indho Daraan dar ah

Daawo Sawirada Guryo Qurux badan oo laga dhisay Geedo iyo Dhismaha Guryahaasi oo noqday kuwa indho Daraan dar ah

daajis.com:-Nin Nashqadeeye ah ayaa alifay guryo qurux badan oo laga dhisayo Geedo Gobolka Texas ee Dalka Mareykanka kuwaa oo loogu tala galay in dadku ku nastaan kuna gooyaan daalka faraha badan ee haya.

Guryahan ayaa a kuwa qaab cajiib ah loo dhisay waxaana inta badan laga sameeyay geedo kuwaa oo hada u muuqdo guryo aad u qurux badan oo indhaha soo jidanaya lagana dhisayo meelo badan oo daafaha dunida ku yaal.

Guryahan nuuca cusub ah ayaa waxaa aad u xiiseeya dadka dalxiisayaasha ah waxa eena qaarkood ee ku dulyaalaan geedaha korkooda , waxaana loo sameeyay jaran jaro habeesan oo loogu tala galay in lagu fuulo marka la rabo in gudaha loo galo.














_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 23:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada