Daawo Sawirada Qaraxyadii ka dhacay Maanta Maxkamada G/Banaadir iyo Meydad badan oo yaala Gudaha Maxkamada

Daawo Sawirada Qaraxyadii ka dhacay Maanta Maxkamada G/Banaadir iyo Meydad badan oo yaala Gudaha Maxkamada

daajis.com:-Waxaa istaagay Rasaastii Tooska aheed iyo Qaraxyadii kasocday Xarunta Maxkamada Gobolka Banaadir halkaas ee saacado kahor Weeraro ismiidaamin ah iyo Dagaalo toos ah ku galeen Kooxo aad u hubeesan.

Rasaastii iyo Qaraxyadii ka dhacayay Xarunta Maxkmada ayaa hada istaagay waxanaa la sheegayo in Ragii Hubeesnaa oo loo badinayo in Al-Shabaab yihiin laga dhigay Kuwa la qabto iyo Kuwa la dilo,

In kabadan 4-Qarax oo isugu jira kuwa ee geesteen rag Waxyaabaha qarxa jirkooda kusoo xiray iyo kuwa kale oo iyana loo adeegsaday gawaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay ayaa ka dhacay gudaha Maxkamada Gobolka Banaadir.











_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 02:42 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada