Fadel Shaker oo ugu baaqay Shireen iney xijaabato.

Fadel Shaker oo ugu baaqay Shireen iney xijaabato.

daajis.com:-Fanaanka reer Lubnan ee Fadel Shaker oo fanka iska casilay ayaa wareysi lala yeeshay waxa uu sheegay in xiriir weyn uusan ka dhexeyn xiddgihii ay fanka saaxibka ku ahaayeen, isagoo tilmaamay in inta baday ay is maqlaan Shireen Abdul Whaban. 


Fadel oo wareysi siiyay MBC ayaa tilmaamay in Shireen weli xiriir fiican kala dhexeeyo, isagoo qirtay inuu ugu baaqay iney xijaabato, uguna jawaabtay Inshaa allaah waan xijaabanayaa.  

Fadel Shaker ayaa sidoo kale sheegay inuu soo wado Nashiidooyin, kuwaas oo hada uu ku jiro shaqadooda mar dhowna soo bixi doona.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 23:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada