Fanaanada Selena Gomez oo dacwad malaayiin looga dalbanaayo lagu soo oogay

Fanaanada Selena Gomez oo dacwad malaayiin looga dalbanaayo lagu soo oogay

daajis.com:-Shirkada perfum soo saarta ee lagu magacaabo Adrenalina ayaa dacwad ku soo oogtay fanaanada Selena Gomez iyadoo shirkadan ay ku doodeyso in Selena gudan weysay sare u qaadida waajibaadkeeda shaqo.


Shirkada ayaa sheegtay iney maalgelisay ololaha suuqgelntooda aduun lacageed oo gaaraya labo Million dollar ,laakin Selena aysan ka soo bixin heshiisyada ayna diiday iney sare u qaado Shirkadaan ayaa doodeysa iney hesho magdhow atiishadana u hogaansanto heshiiska.,haseyeeshee abuukaataha u doodaaya Selena Gomez ayaa aaminsan in arintan aaney waxba ka jirin in Selena ku guuldareysatay iney fuliso waajibaadkeedii shaqo.

Selena ayaa la sheegay iney isdifaaci doonto maxkamada islamarkaana ay dhawaan soo bandhigi doonto dacwad ay ku soo oogto shirkadan taas oo ay ku dalban doonto malaayiin magdhow ah.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 22:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada